(Sawirro) Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiirada oo ka wada hadlay qodobo Muhiim ah

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo ku qabsoomay Aalada maqalka iyo muuqaalka la isaga arko ee (Zoom). Shirka Golaha Wasiirada waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda Covid-19, Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Puntland iyo nabadeynta beelaha. Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta ee Puntland ayaa Golaha la wadaagtay xaaladda … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiirada oo ka wada hadlay qodobo Muhiim ah